Asaaska

Faanoole Team: Waa Halka Aqoontu Ku Bilaabato!

Faanoole Team waa dad isku xilqaamey in dadka walaalahooda soomaaliyeed ka caawiyaan sida u kobcin lahaayeen dadka degan Nederland una fududeyso barashada luqadda Nederlandka iyo tiyooriga gaariga. Waxaan aaminsanahay in qof walba uu xaq u leeyahay inuu helo fursad uu waxku barto, kuna guuleysan karo nolosha cusub ee Nederland ee uu yimid.

  • Barashada Luuqada Holandeyska
  • Barashada Afsoomaaliga
  • Barashada Tiyooriiga Gaariga

Nala soo xiriir si aad uga qayb gasho safarkaaga aqooneed!!

#FaanooleTeam #BarashadaNederlandka #TiyoorigaGaariga